(Akhriso) Madaxweyne Xaaf oo xil u Magacaabay Cabdiraxmaan Cali Diiriye

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Mudug ee maamulka Galmudug, isagoo magacaabay guddoomiye cusub oo bedelaya. C/raxmaan Cali Diiriye ayaa Madaxweyne Xaaf wuxuu u magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Laguma xusin wareegtada sababta keentay isbedelkan hase ahaatee waxaa lagu … Continue reading (Akhriso) Madaxweyne Xaaf oo xil u Magacaabay Cabdiraxmaan Cali Diiriye